War kasoo kordhay Muuqaal Fadeexo ah oo laga faafiyay Madaxweyne Caan ah iyo Wariyaal loo xiray

Ciidamada Nabbad sugida dowladda Koonfurta Sudan ayaa xabsi dhigay lix wariye oo katirsanaa warbaahinta dowladda ,kuwaa oo loo heesto in ay ku lug lahaayeen faafinta muuqaal fadeexad weyn ku noqday madaxweynaha dalkaasi Salva Kiir . Wariyaasha la xiray ayaa loo heestaa in ay ku lug lahaayeen faafinta muuqaal bishii December lagu faafiyay baraha bulshada, muuqaalkan … Continue reading War kasoo kordhay Muuqaal Fadeexo ah oo laga faafiyay Madaxweyne Caan ah iyo Wariyaal loo xiray